Minnesota Secretary Of State - Halkee baan ka codeynayaa maxaana ku qoran warqadeyda codbixinta? (Where do I vote and what's on my ballot?)
Skip to main content

Halkee baan ka codeynayaa maxaana ku qoran warqadeyda codbixinta? (Where do I vote and what's on my ballot?)


Cinwaankaaga qor si aad u ogaatid meesha aad ka codaynayso, iyo si aad u heshid muunad/tusaale ah warqadda codbixinta oo ku tusaysa musharixiinta iyo su'aalaha aad ka codbixin doonto.

Macluumaadka waxaa la soo dhejiyaa 45 maalmood kahor doorashada gobolka ama federaalka marka ay dhacayaan. Macluumaadka codbixinta doorashooyinka deegaanka lagama heli karo aaladaan.