Minnesota Secretary Of State - Somali
Skip to main content

Codbixinta Minnesota Gudaheeda (Voting in Minnesota - Somali)


 

 

Isdiiwaangeli si aad u codaysid

Yaa codayn kara iyo sida la isu diiwaangeliyo ka hor ama Maalinta Doorashada.

 

Codaynta Maalinta Doorashada

Taariikhaha Doorashada, sida loo codeeyo, caawinaadda codbixiyaha iyo xuquuqda codbixiyaha.

 

Siyaabo kale oo loo codeeyo

Horay ugu coday warqadda codbixinta maqanaha, ka coday ciidamada ama dalka dibaddiisa, iyo sida loogu codeeyo warqadda codbixinta xaafadda oo boosta la isugu diro.

 

Xaggee ka codeeyaa?

Hel meesha aad ka codaynayso. Macluumaad waxaa la heli karaa 45 maalmood ka hor doorashada gobolka ama federaalka.

 

Maxaa ku yaal warqaddayda codbixinta?

Waxaad heshaa muunad/tusaale ah warqadda codbixinta oo ku tusaysa musharixiinta iyo su'aalaha aad ka codbixin doonto. Macluumaad waxaa la heli karaa 45 maalmood ka hor doorashada gobolka ama federaalka.

MAALMAHA DOORASHOOYINKA EE 2022

HOREY U SII CODEE

  • Ku codee inaad boostada soo dhigto cod-bixintaada ama tagid goobta codeynta Juun 24 ilaa iyo Oogusto 8. 
  • Luulyo 19: Horey usi sii qor ka hor Luulyo 19 si aan waqti kaaga dhumin Maalinta Doorashada.

DOORASHADA HORUDHACA AH

  • Talaadaddo, Oogusto 8 (hadii laga maarmi waayo)

HOREY U SII CODEE

  • Ku codee inaad boostada soo dhigto codkaaga ama tagid goobta codeynta Semteembar 23 ilaa iyo Nofeembar 7.
  • Oktoobar 18: Horey usi sii qor ka hor Oktoobar 18 si aan waqti kaaga dhumin Maalinta Doorashada.

MAALINTA DOORASHADA

  • Talaadaddo, Nofeembar 8.